Wariye Hodan Naaleeye oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay qaraxyadii caawa ka dhacay magaalada Kismaayo

0
59

jimco, July, 12, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee xaruta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in dadkii caawa ku dhintay weerarradii iyo qaraxyadii lagu qaaday Hotelka Cascaseey ay mid noqotay Wariye Hodan Naaleeye.




SOURCE: Wariye Hodan Naaleeye oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay qaraxyadii caawa ka dhacay magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.