Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa suurtagashay in xabsiga laga siidaayo Wariye Axmed Khaliif Geedi oo Ciidamada Galmudug ay isla maanta xireyn Siideynta Wariyaha ayaa waxaa ka qeyb qaatay Ururka saxafiyiinta Gobolka Mudug oo dadaal badan ku bixiyey sida uu sheegay Wariye liban Cajiib oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magalada Gaalkacyo ee xarunta […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Wariye ku xirnaa Gaalkacyo oo la siidaayey