Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo gobollada u qaybisay buugga qorshe siyaasadeedka waxqabadka dhowrista carruurta ee Puntand

0
298

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)- Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo kaa shanaysa hay’adda Save the Children ayaa gobollada Mudug, Nugaal, Bari, Karkaar, Sanaag iyo Sool u qaybisay buugga siyaasada qorshe siyaasadeedka waxqabadka dhowrista carruurta ee Puntand.




SOURCE: Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo gobollada u qaybisay buugga qorshe siyaasadeedka waxqabadka dhowrista carruurta ee Puntand

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.