Wasaaradda Amniga oo War ka soo saartay hoobiyeyaashii lagu weeraray Xarunta Xalane

0
548

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  24 saac kadib waxa ay war ka soo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada weyn ee xalane oo ku taalla Magalada Muqdisho. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa waxaa marka hore lagu cambaareeyay weerarkaas hoobiyeyaasha ah ee shalay Xerada Xalane lagu weeraray oo khasaaro […]




SOURCE: Wasaaradda Amniga oo War ka soo saartay hoobiyeyaashii lagu weeraray Xarunta Xalane

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.