Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay rabshadaha ka socda Baydhabo

0
518

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay rabshadaha Maalintii labaad ka socda Magalada Baydhabo ee G/Baay. Qoraalka Wasaaradda amniga kasoo baxay ayaa waxaa Shacabka Magalada Baydhabo loogu baaqay inay ilaaliyaan xasiloonida. Sidoo kale Shacabka ayaa laga dalbaday inay la Shaqeeyaan kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana la faray laamaha Amniga ka […]




SOURCE: Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay rabshadaha ka socda Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.