Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay go'aanka ay Kenya ku xadidday dal ku galka

0
58

Arbaco, May, 22, 2019 (HOL)– Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay ka hadashay go’aanka ay dowladda Kenya ku xadidday dal ku galka ,iyadoo maalin ka hor laga hor istaagay inay gudaha u galaan Nairobi mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.




SOURCE: Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya ku xadidday dal ku galka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.