Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS” Guddiga doorashooyinka Qaranka manala tashadaan mana aqoonsanin”

0
70

War-Saxaafadeed Caawa kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxa dhaliil xoogan loogu jeediyay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. War-Saxaafadeedka oo uu sitoos ah ugu socdo Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa lagu sheegay in Guddiga uusan wax xiriir ah la sameyn Wasaaradda xilliyada uu Shaqooyinka ka qabanayo deegaanada Koonfur Galbeed. […]




SOURCE: Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS” Guddiga doorashooyinka Qaranka manala tashadaan mana aqoonsanin”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.