Wasaaradda Dastuurka iyo kuwa dowladda gobolleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

0
80

Jimco, June, 29, 2018 (HOL) – Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi doono qodobo badan ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasaaradda Dastuurka iyo kuwa dowladda gobolleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.