Wasaaradda Difaaca Mareykanka oo war ka soo saartay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhigga Lamu

0
107

Isniin, Janaayo, 06, 2020, (HOL)- Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in weerarkii shalay lagu qaaday saldhiggooda Miilitari ee gobolka xeebta ‘’ Lamu ‘’ ee dalka Kenya lagu dilay saddex ruux oo isugu jiray Askari Mareykanka ah iyo Labo ruux oo Qadaraaslayaal ah.




SOURCE: Wasaaradda Difaaca Mareykanka oo war ka soo saartay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhigga Lamu

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.