Wasaaradda Ganacsiga oo soo bandhigtay Qandaraas lagu sameynayo Calanka Soomaaliya

0
218

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in Heshiis Ganacsi ay la geyso shirkadaha sameeya daabacaada ee Awooda u leh in ay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed. Waxaa kale oo Wasaaradu ay sheegtay in tartan daah-furan loo sameeyn doono shirkadaha soo buuxin kara shuruudaha uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasaaradda Ganacsiga oo soo bandhigtay Qandaraas lagu sameynayo Calanka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.