Wasaaradda Maaliyada oo ka hadashay hannaanka mishaar bixinta

0
198

Wasaaradda Maaliyada oo ka hadashay hannaanka mishaar bixinta
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)-Wasiirka Wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay wasaarada maaliyada bishii la soo dhaafay ee May.

READ MORE : Wasaaradda Maaliyada oo ka hadashay hannaanka mishaar bixinta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.