Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo soo bandhigtay qalab lagala soconayo cashuurta badeecadaha

0
59

Arbaco, August, 29, 2018 (HOL)–Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qalab ay ganacsatada u qaybin doonto oo ay kala socon doonto adeega ay bixiyaan iyo cashuurta ku waajibtay.




SOURCE: Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo soo bandhigtay qalab lagala soconayo cashuurta badeecadaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.