Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta shaacisay ahmiyadda sharciga dakhliga iyo dhiirigalinta canshuur bixiyaha

0
101

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)- Wasaaradda maaliyadda dowladda federalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu shaacinayay ahmiyadda sharciga dakhliga iyo dhiirri-galinta canshuur bixiyayaasha.




SOURCE: Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta shaacisay ahmiyadda sharciga dakhliga iyo dhiirigalinta canshuur bixiyaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.