Wasaarradda Amniga Gudaha oo War ka soo saartay xaalada magaalada Baydhabo

0
222

Jimco, December, 14, 2018 (HOL)- Qoraal ka soo baxay Wasaarradda Amniga Gudaha Soomaaliyaa looga hadlay xaalada nabad-galyada magaalada Baydhabo oo wali ay ka socdaan rabshado ka dhashay xarigga Mukhtaar Rooboow oo maalintii shalay bartamaha magaalada Baydhabo ka qabteen ciidamada Itoobiya.




SOURCE: Wasaarradda Amniga Gudaha oo War ka soo saartay xaalada magaalada Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.