Wasaarradda Dastuurka oo ka tacsiyeeysay geeridii ku timid Wasiir Xoosh

0
26

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL) – Wasiir ku-Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime-waaxeedyada, La-taliyayaasha iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka waxay ka tacsiyadeeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee maanta ku timid Marxuum Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.




SOURCE: Wasaarradda Dastuurka oo ka tacsiyeeysay geeridii ku timid Wasiir Xoosh

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.