Wasiir Caadle oo sameeyay xilka qaadis iyo Magacaabis (Wareegto)

0
355

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa isbedel ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay Guddoomiye ku xigeenada Gobolka,waxaana sidoo kale uu Magacaabay Xoghayaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe. Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo […]




SOURCE: Wasiir Caadle oo sameeyay xilka qaadis iyo Magacaabis (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.