Wasiir Goodax oo saxiixay mashruuc horumarinaya waxbarashada

0
32

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay isla markaana saxiixay mashruuca horumarinta waxbarashada ee (Education Cannot Wait) oo ay si wadajir ah u fulinayaan hay’adda ADRA iyo wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare Soomaaliya.




SOURCE: Wasiir Goodax oo saxiixay mashruuc horumarinaya waxbarashada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.