Wasiir Jamaal oo ku guuleystay doorashada Kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Garoowe

0
77

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Wasiirka Wasaarradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleystay doorasho goor dhaw ku soo dhamaatay magaalada Garoowe oo loogu taramayay mid ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya oo ee laga soo doorto gobolka Sanaag.




SOURCE: Wasiir Jamaal oo ku guuleystay doorashada Kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.