Wasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo sheegay in la soo dhaweynayo Maalgashiga Caalamiga ah

0
479

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia, Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey mid ka mid ah Telefishinadda ugu caansan dalka Shiinaha. Wasiirka oo ka qeybgalay Shirka Wasiiradda ee Golaha ay ku mideysan yihiin Dowladdaha Carabta iyo  Shiinaha  ku yeesheen magaalladda Pejing ayaa sheegay inuu dalka Somalia ku habboon […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiir ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo sheegay in la soo dhaweynayo Maalgashiga Caalamiga ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.