Wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka oo hortagay Baarlamaanka

0
22

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad kalfadhiga 4-aad , wuxuu ugu yeeray wasiirka howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya oo ka hor akhriyay hindise sharciyeedka nidaaminaya naqshadeynta magaalooyinka.




SOURCE: Wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka oo hortagay Baarlamaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.