Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo u sharaxan kursi ka banaan Golaha Shacabka

0
43

Maalinta berito ah oo Axad ah ayaa la filayaa in Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kurisgaas waxaa horay u baneeyey Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax kaas oo iska casilay,waxana haatan isku-soo sharaxay laba musharax oo mid ka mid ah uu yahay Wasiir ka tirsan […]




SOURCE: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo u sharaxan kursi ka banaan Golaha Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.