Wasiir Xoosh oo Muqdisho lagu aasay Sawirro

0
288

Axad, Maarso, 10, 2019 (HOL) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qayb galay Janaasada iyo aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistii wasiirkii arrimaha dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, jimcihii geeriyooday.




SOURCE: Wasiir Xoosh oo Muqdisho lagu aasay Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.