Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmayo Kismaayo

0
273

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah uu ka furmo shir ku saabsan amniga oo ay yeelanayaan Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada. Magalada Kismaayo waxaa haatan ku wada sugan Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada,Koonfur Galbeed,Galmudug Puntland iyo Jubbaland oo shirkaasi martigelineysa,waxaana ka maqan Wasiirka Amniga Hir-Shabeelle maadaama maamulkaas uu […]




SOURCE: Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmayo Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.