Wasiirada Arrimaha Debadda Itoobiya iyo Eritrea oo saaka kusoo wajahan Muqdisho

0
243

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inay saaka xiran yihiin inta badan jidadka Mukka Al-Mukarama.Jidadka ayaa waxaa lasoo dhigay ciidamo badan oo isugu jiro Militari iyo Boolis waxaana Maanta Magaalada kusoo wajahan wafdi Caalami ah.Wufuuda kusoo wajahan Muqdisho ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirada Arrimaha Debadda ee Wadamada Eretrea iyo Itoobibiya.Osman Saleh Mohammed oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Eretera iyo Dr Workneh Gebeyehu oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Itoobiya ayaa imaanayo Magaalada Muqdisho.Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Caasimadda.




SOURCE: Wasiirada Arrimaha Debadda Itoobiya iyo Eritrea oo saaka kusoo wajahan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.