Wasiirada Jubbaland Oo La Isku-shaandheeyey

0
505

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyey wasiiradiisa, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyey isku shaandheyntan.
Madoobe ayaa sheegay in la tashi uu la sameeyey ku xigeennadiisa iyo cid walbo oo ay arrintan quseyso, waxaana xilalkoodii waayay wasiirada qaar halka kuwo cusubna ay yimaadeen.
Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:





READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirada Jubbaland Oo La Isku-shaandheeyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.