Wasiirka Amniga oo sheegay in dhawaan la soo magacaabayo taliyaha hay’adda NISA

0
56

Isniin, April, 15, 2019 (HOL)–Wasiirka Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw [Ducaale] oo shalay hortagay Golaha Shacabka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo magacaabayo taliyaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka.




SOURCE: Wasiirka Amniga oo sheegay in dhawaan la soo magacaabayo taliyaha hay’adda NISA

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.