Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka

0
202

Isniin, July, 29 2019 (HOL)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka.




SOURCE: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.