Wasiirka arrimaha dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Faransiiska

0
42

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Safiirka cusub ee Faransiiska ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho,halkaas oo u ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.




SOURCE: Wasiirka arrimaha dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Faransiiska

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.