Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Khudbad ka jeediyay shirka Sideedaad ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee lagu qabtay Aqalka Shacabka ee caasimadda Beijing ee dalka Shiinaha.
READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka arrimaha dibeda Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Beijing