Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo Xil looga Magacaabay QM

0
70

Xoghayaha Guud ee QM, Anrtonio Guterres waxa uu u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Dr. Workneh Gebeyehu inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xafiiska QM ee ku yaalla magaalladda Nairobi (UNON). Magacaabistiisa ayaa timid, kadib, markii uu ka guuleystay Diplomaasi u dhalatay dalka Ghana oo lagu magacaabo Hanna S. Tetteh, taasi oo iyadana loo […]




SOURCE: Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo Xil looga Magacaabay QM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.