Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Jabuuti

0
380

Wasiirka arrimaha dibedda iyo Is-kaashiga caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Ciise Cawad, ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Casmara, isagoo kusii jeeda Dalka Jabuuti. Wasiirka ayaa qeyb ka ah wafdi ka kooban Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea, iyagoo ka wada hadli doona sidii loosoo afjari lahaa xurgufta […]




SOURCE: Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.