Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka oo loogu baaqay inuu isku casilo geerida Magangelyo la tarxiilay.

0
261

Wasiirka oo lagu magacaabo Horst Seehofer ayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo, kadib, markii uu hadal jeesjees ah sheegay markii la soo gaarsiiyey in Magan-gelyo-doon  u dhashay dalka Afganitan oo ka mid ahaa 69 qof oo laga masaafuriyey Jarmalka  is-daldalay markii lagu celiyey dalkiisa hooyo. Wasiirka oo 69-sanno jirsaday maalintii ku xigtay markii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka oo loogu baaqay inuu isku casilo geerida Magangelyo la tarxiilay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.