Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir lagu xalinaayo dagaalkii Kaxandhaale+Sawirro

0
377

Waxaa Magaalada Caabuud-waaq ee Gobaka Gal-guduud Maanta gaaray Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta  Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga nabadeed uu hoggaaminayo oo ay wehliyaan Odayaasha Galinsoor iyo Cadaado, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay waxgaradka Caabuud-waaq oo uga hor tegay duleedka Magaalada . Soo dhawaaynta wafdiga kadib, Odayaasha ka kala socda Caaabuud-waaq, Galinsoor, Cadaado […]




SOURCE: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir lagu xalinaayo dagaalkii Kaxandhaale+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.