Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hadlay xeerka Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka

0
185

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhawaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad of Directors), taasoo ahayd tallaabo kale oo loo qaaday in nidaam iyo kala-dambeyn loo sameeyo isgaarsiinta dalka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hadlay xeerka Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.