Wasiirka Dib-u-heshiisiinta Hirshabeelle oo la kulmay maamulka degmada Feer-Feer ee Ismaamulka Soomaalida

0
36

Arbaco, May,15,(HOL)–Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dib-u-heshiisiinta dowlad gobolleedka Hirshabeelle Eng Cabdikariin Cali Nuur ayaa markii ugu horeysay socdaal nabadeed ku tagay degmada Feer-Feer ee Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya.




SOURCE: Wasiirka Dib-u-heshiisiinta Hirshabeelle oo la kulmay maamulka degmada Feer-Feer ee Ismaamulka Soomaalida

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.