Wasiirka difaaca Soomaaliya la kulmay saraakiil Mareykan iyo midowga Yurub isugu jira

0
278

Arbaco, July, 04, 2018 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga Yurub iyo saraakiisha xeradda tabbabarada TURKISOM ee lagu tabbabaro ciidamada xooga dalka Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka difaaca Soomaaliya la kulmay saraakiil Mareykan iyo midowga Yurub isugu jira

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.