Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)– Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqao gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde ee Magaalada Muqdisho.
READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Duulista Hawadda DF Soomaaliya oo war ka soo saaray shirkaddaha diyaaradaha qaarkood