Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay saraakiil ka soctay midowga Yurub

0
147

Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed iyo mas’uuliyiinta kale ayaa saldhigga howlgalka ciidamada Midowga Yurub ee tabbabarada siiya ciidamada xoogga dalka waxaa ay kula kulmeen Taliyaha cusub ee howlgalka Brigadier Gen. Matteo Spreafico iyo Gen. Pietro Addis oo xilkaas baneeyay, ayagoo kala hadlay dar-dargelinta howlaha dib loogu dhisayo ciidanka xoogga dalka oo ay wadaan Midowga Yurub.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay saraakiil ka soctay midowga Yurub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.