Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xilka la wareegay

0
270

Khamiis, Janaayo, 03, 2019 (HOL)- Xafladdan oo ahayd Mid uu Xilka kula Wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosoow ayaa Maanta lagu Qabtay Xarunta Wasaradda ee Magaaladda Muqdisho.




SOURCE: Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xilka la wareegay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.