Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Mareykanka

0
49

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta oo Jimce ah waxa uu kulan gaar ah la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb, Donald Yamamoto.




SOURCE: Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.