Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo magacaabay xilal Cusub

0
376

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu hal mar Maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta. Xoghayaha Joogtada Wasaaradda ayuu u magacaabay C/qaadir Axmed Warsame in uu noqdo kaasi oo horey u ahaa Agaasimaha Wasaaradda halka Agaasimaha guud ee Wasaaradda uu u magacaabay Asad Yuusuf Afrax,oo ahaa la taliyihiisa. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo magacaabay xilal Cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.