Wasiirka shaqo galinta Somaliland oo xukun maxkamaddi soo saartay doonaysa in dib loogu noqdo dacwaddii

0
58

Axad, October, 07, 2018 (HOL)–Wasiirka wasaarada shaqogalinta iyo arrimaha qoyska ayaa dalbatay in dib loogu noqdo xukun maxkamadda Hargeysa ka soo baxay oo laba muwaadin loogu xukumay xaquuq ay ku lahaayeen hay’adda Africa releaf oo iyadu diidan inay bixiso.




SOURCE: Wasiirka shaqo galinta Somaliland oo xukun maxkamaddi soo saartay doonaysa in dib loogu noqdo dacwaddii

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.