Wasiirka waxbarashada Italy oo isku casilay markii uu miisaaniyad u waayay wasaaradda

0
25

Khamiis, December, 26, 2019 (HOL)- Wasiirka waxbarashada Talyaaniga Lorenzo Fioramonti ayaa sheegay inuu is casilay ka dib markii uu ku guul darreystay inuu ka helo dowladda balaayiin yuuro ah oo uu sheegay in loo baahan yahay si loo hagaajiyo iskuullada iyo jaamacadaha dalka.




SOURCE: Wasiirka waxbarashada Italy oo isku casilay markii uu miisaaniyad u waayay wasaaradda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.