Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo dhagax dhigay iskuulka sare degmada Howlwadaag, kuwa kalana xariga ka jaray

0
255

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HOL)- Wasiirka waxabasrashada Xukuumadda Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barte ayaa maanta dagmada Hol-wadaag ee gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag.




SOURCE: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo dhagax dhigay iskuulka sare degmada Howlwadaag, kuwa kalana xariga ka jaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.