Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka socda jaamacadda Afrika ee dalka Suudaan

0
28

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)- Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madax ka socota jaamacadda Afrika ee xarunteeda ay tahay dalka Suudaan.




SOURCE: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka socda jaamacadda Afrika ee dalka Suudaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.