Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya : Ma jirto Jaamacad aan aqoonsannahay

0
44

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL)–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hindaha iyo Tacliinta Sare Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa markii ugu horeysay sheegay in aysan jirin Jaamacad ay aqoosan tahay Wasaaraadiisa, xitaa marka lagu duro Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed oo hoos-tagta dowladda Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiirka Waxbarshada Soomaaliya : Ma jirto Jaamacad aan aqoonsannahay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.