Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo geeriyooday

0
30

Jimco,Maarso 08, 2019 (HOL) – Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Dubai, sida uu xaqiijiyay agaasimaha guud ee wasaarradda Maxamed Abuukar Zubeyr.




SOURCE: Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo geeriyooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.