Wasiiro ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya

0
81

Maalinta Qaran ee qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad kadib munaasabadan looga hadlay marxaladda xiligan ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ee dib uga soo laabtay dalal ay kamid yihiin Kenya, Yemen iyo Jabuuti sida uu sheegay Mudane Axmed C/kariin Nuur Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee […]




SOURCE: Wasiiro ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.