Wasiirrada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka wada-hadlay mushaarka Ciidammada Milatariga

0
37

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) – Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Xassan Cali Maxamed, kulanka oo diiradda lagu saaray qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga dalka.




SOURCE: Wasiirrada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka wada-hadlay mushaarka Ciidammada Milatariga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.