Wasiiru-dowlaha Boostada oo ka hor yimid dhismaha guddiga adeegga Isgaarsiinta

0
105

Arbaco, June, 27, 2018 (HOL)–Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta C/llaahi Bile Nuur ayaa ka horyimid magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo uu dhowaan qoraal ku soo saaray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wasiiru-dowlaha Boostada oo ka hor yimid dhismaha guddiga adeegga Isgaarsiinta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.